Miisaaniyada uu ku shaqeenayo Maamulka Hirshabelle oo la ansixiyay (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha Dowladda Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa shir guddoomiyey kulanka Golaha Wasiirada Hirshabelle kaasi oo Ka Dhacay Madaxtooyada Hirshabelle ee Magaalada Jowhar  waxaana lagu ansixiyey miisaaniyadda sanadkaan 2018 uu ku shaqeyn doono maamulka, iyadoo ay noqoneyso markii ugu horeysay oo Dowlad Goboleedkani uu yeesho Miisaaniyad uu ku shaqeeyo.  Shirkani ayaa sidoo kale waxaa goob … Continue reading Miisaaniyada uu ku shaqeenayo Maamulka Hirshabelle oo la ansixiyay (Daawo Sawirada)